Puntland Awards

Winner

𝐏𝐫𝐨𝐟. 𝐊𝐡𝐚𝐥𝐢𝐢𝐟 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞

Abaalmarintan Sanadlaha ah ee Puntland Awards 2025 Ayaa lagu furay in lagu maamuuso 𝐏𝐫𝐨𝐟. 𝐊𝐡𝐚𝐥𝐢𝐢𝐟 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞, oo muddo 35 sano ah kasoo Shaqeynayay warbaahinta, gaar ahaan Wargeyska Kaaha Bari oo uu ahaa Aasaasihiisa Ilaa hada Si Joogta ah Asbuuciiba Mar uga Soo baxa Magaalada Boosaaso.